Bossaso, Sept 27 – Xeer ilaaliye Maxamuud Maxamed Yusuf waxaa uu sheegay in mid ka mid ah burcad badeeda oo dilay kabtankii markabka QSM dil lagu xukumay, halka 6-da kale lagu kala xukumay xabsi iyo ganaax. Md. Yusuf waxaa uu xusay in hogaamiyiii ikhtiraacay afduubka markabka, una dhashay Nigeria, aan la qaban, balse lagu xukumay 17 sanno oo xarig ah. QSM ayaa laga lahaa Imaaraadka Carbeed, balse u rarraa ganacsato Somali ah, kuna jiuhaysnaa dekedaha Berbera & Bossaso. siday badeecad u rarayd dekedaha Berbera & Bossaso.
Diiwaanka Wararka,
Idaacada Daljir. http://daljir.com/
COMMENTS