Gudoomiyaha Gobalka Banaadir Taabit oo Ka Hadlay Dil loo geeystay Askari Ciidamada Tarafikadda katirsan (dhegayso)

Gudoomiyaha Gobalka Banaadir Taabit oo Ka Hadlay Dil loo geeystay Askari Ciidamada Tarafikadda katirsan (dhegayso)

Waxaa xalay lagu dilay Magaaladda Muqdisho Sarkaal katirsana Ciidamadda Taraafikadda Dowladda oo lagu magacaabi jiray Cumar Ismaaciil Sheekh Xasan,kaas oo Askari kale dilay oo katirsan ciidamada dowladda.

Dilkaas Mrxuumka ayaa maanta sababay in ay dhacaan dibadbaxyo ay dhigayeen Shacab ka caresnaa dilkaas iyaga oo mudo hakad geliyay isku socodka dadka iyo Gaadiidka.

Gudoomiye Thaabit ayaa sidoo kale sheegay in aan marnaba laga aqbali doonin ciidamada noocyadooda kala duwan in ay Shacabka dhibaateeyaan waxa uuna amray in la soo qabto askarigii ka dambeeyay dilka Marxuumka oo baxsaday.

dhegayso codka

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com