Odayaasha iyo Nabadoonada Gobalka Karkaar ,gaar ahaan Qardho ayaa maanta kulan ay yesheen waxay uga hadleen xaaladda Amaan ee Gobalka Karkaar waxaana madaxweynaha Puntland u direen Fariin.
waxgaradkan ayaa Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas u sheegay in an xiligan loo bahnayn Gudoomiye gobal ,isla markaana Gobalka uu isku filanyahay.
Dhegayso codadka
COMMENTS