Shir Looga Hadlayo Hormarka iyo Hormarinta Magaalooyinka Puntland ee Garowe Ka Furmay

Shir Looga Hadlayo Hormarka iyo Hormarinta Magaalooyinka Puntland ee Garowe Ka Furmay

waxaa Caasimadda Puntland ee Garowe Gordhayd ka Furmay Shir Balaaran oo looga hadlayo Qorsheynta iyo Hormarka Magaalooyinka Waaweyn ee Puntland,iyado shirkan ay soo qaban qaabisay wasaarada Qorshaynta ee Puntland.

Waxaa Shirkan ka qayb galayaa Siyaasiyin Masuuliyiin Katirsan Puntland Ururada Bulshadda Rayidka ah iyo Ururuada Haweenka , waxaana Goobta Ku sugan Madaxweynihii Hore ee Puntland Cabdiraxmaan Faroole .

Sawiro Hoos kadawo

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com