Marwo Fatima J. Jibriil oo xaqiijisay beecinta qalabka dhismaha dekedda Laasqoray, tafaasiilna ka bixisay duruufaha kallifay in qalabka la beeciyo.

Garowe, Oct 28 – Marwo Fatima ayaa sheegtay in hawlihii dhismaha dekedda Laasqoray ay joogsadeen sababo jira awgood; burcad badeed, amni darro, ganacsatada maxalliga ah oo aan taageerin mashruuca, iyo hogaanka shacabka oo aan iska saarin xilkii looga baahnaa ayaa ay mawro Fatima sheegtay in ay ka mid ahaayeen sababaha ugu mudan ee kallifay in Horn Relief ay beeciso qalabka dhismaha dekedda Laasqoray …

Diiwaanka Wararka,
Idaacada Daljir. http://daljir.com/

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com