Kadib Kulan Maanta ay isugu yimadeen Qaar kamid ah Nabadoonada Gobalka Bari Magaaladda Boosaaso ayaa waxay kaga hadleen Wareejinta lagu wareejiyey Dekadda Boosaaso Shirkadda dhisaysa ee Imaraadka laga leeyahay ee P&O Ports.
Nabadoonadan ayaa sheegay in Aysan u dul qaadanayn in la bur buriyo Guryaha ku dhow Dekadda Boosaaso ,kuwaas oo la sheegay inay so gaarayso dekadda uu imaraadku dhisayo.
Warbixin Xasan Heykal ayaa Boosaaso kaso diray
COMMENTS