Madaxda Maamul Gobaleedyada oo Warsaxafadeed Kasoo Saaray Xaladda Somaaliya (Akhriso)

Madaxda Maamul Gobaleedyada oo Warsaxafadeed Kasoo Saaray Xaladda Somaaliya (Akhriso)

Warsaxafadeed Maanta lasoo saaray ayaa lagu sheegay xaladda iyo wadashaqaynta Maamulada Xubanaha ka ah dowladda dhexe waxaana looga hadlay arimo kala duwan oo xaladda siyaasadeed ee dalka quseeya.

Madaxweynayaasha Warsaxafadeedka Soo saaray waxaa kamid ahaa madaxweynaha dowladda Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas, madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam, madaxweynaha KG Shariif Sheekh Aadan, madaxweynaha Galmudug iyo kan Hirshabeelle.

Hoos ka akhriso Warsaxafadeedka

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com