Nabadoon Mursal Maxamuud oo Faah Faahiyeey Kulan dhexmaray Madaxweyne Gaas iyo Waxgaradka Sanaag (dhegayso)

Nabadoon Mursal Maxamuud oo Faah Faahiyeey Kulan dhexmaray Madaxweyne Gaas iyo Waxgaradka Sanaag (dhegayso)

Madaxweynaha Puntland ayaa maanta xarunta madaxtooyada ee magaalada bosaaso kulan wadatashi ah waxa uu kulaqaatay nabadoonada cuqaasha siyaasiyiinta iyo saraakiisha laamaha amniga ee gobolada sanaag iyo hayland.

Arimaha aya kawadahadleen Madaxweynaha odayaasha ayaa waxaa kamid ahaa hormarinata kaabayaasha dhaqaalaha ee deegaanada gobolada sanaag iyo hayland aminiga iyo mashaariicda horumarineed.

kulanka waxaa goobjoog ka ahaa gudoomiyaha baarlamaanka Puntland Axmed cali xaashi

Hadaba Nabadoon mursal maxamuud cabdi oo kamid ahaa nabadoonadii kulankaasi laqaatay madaxweynaha ayaa radio daljir ugawaramay waxyaabihii ay kawada hadleen.

dhegaysi wacan

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com