Galkacyo, Nov 26 – Ujeedada safarka ayaa ahayd in la hubiyo dhaqan galka xabad joojin labada dhinac ay aqbaleen, in loo kuurgalo halka ay marayaan waanwaanta nabadeed iyo in xal waara laga gaaro dhibka ka aloosan dhul daaqsinka ay ku dagaalameen labada beelood. Guddoomiyaha golaha deegaanka ee magaalda Galkacyo Axmed Muuse Nuur Yare oo waftiga weheliyey oo aan ka waraysanay kormeerka ay ku mareen dhulka miyiga ah iyo la-kulamadoodii ayaa sheegay in …
Diiwaanka Wararka,
Idaacada Daljir. http://daljir.com/
COMMENTS