Wasiirka Dekaddaha iyo Gadiidka Badda Puntland oo Kajawaabay eedayn loo jeediyeey (dhegayso)

Wasiirka Dekaddaha iyo Gadiidka Badda Puntland oo Kajawaabay eedayn loo jeediyeey (dhegayso)

xili uu waraysi siyeey Radio Daljir Afhayeenka Nabadoonada gobalka Bari Cabdiqaadir Xarago isla markaana uu ku eedeyeey ilaaladda wasiirka dekaddaha iyo Gadiidka badda Puntland inay u hanjabeen gaari uu lahaana kaxaysteen ayaa arinta waxaa beeniyeey Wasiir siciid Maxamed Ragge.

Siciid Maxamed Ragge oo Waraysi sinayeey Radio daljir ayaa sheegay in uusan waxba kalasocon warka kaso baxay nabadoonka aysan jirina ilaaladiisa inay gariga nabadoonka kaxaysteen.

Dhegayso jawaabta Wasiirka

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com