Gudoomiye Jawaari oo la Kulmay Dhigiisa Masar

Gudoomiye Jawaari oo la Kulmay Dhigiisa Masar

Guddoomiyaha Golaha shacabka Soomaaliya Maxamed Sh.Cismaan Jawaari ayaa Khamiistii Booqasho ku aaday Dalka Masar halkaas oo uu ilaa hadda ku suganyahay.

Inta oo joogo Qaahira waxaa uu la kulmay mas’uuliyiin hore oo soo maray dowladdihii soo maray Somaaliya waxaana ka mid ah madaxweynihii hore ee Soomaaliya C/Qaasim Salaad Xasan iyo kuwo kale.

Guddoomiye Jawaari waxaa uu booqday dhismayaal iyo goobo kale oo muhiim ah oo ku yaalla dalka Masar,waxaana halkaas kula sugnaa mas’uuliyiinta dowladda Masar u xilsaartay qaabiladda Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com