Galkacyo, Dec 26 – Dr. C/nasir Sh. Ibraahim, isu-duwaha wasaarada caafimaadka ee gobolka Mudug ayaa sheegay in uu is-casilay. Waxaa uu ku saleeyey is-casilaadiisa wada-shaqayn la’aan, mu’aamaraad iyo ku xad gudub borotakoolka wasaarada oo ay ku kaceeb xubno ka mid ah saqaalaha wasaarada ee gobolka Mudug.
Diiwaanka Wararka,
Idaacada Daljir. http://daljir.com/
COMMENTS