Dowlad gobaleedka Catalonia madax u hadashay ayaa sheegay inay noqonayaan dowlad madax banaan oo ka madax banaan wadanka Spain.
Madaxweynaha dowlad gobaleedkas oo lagu magacaabo Carles Puigemont ayaa u sheegay BBC in uu iclaamin doono in uu kamadax banaanyahay Spain inteeda kale .
Madaxweyne Cales Puigdemont, waxa uu uga digay dowladda Spain inay sameyneyso qaladkeedii ugu dambeeyay haddi ay soo faragaliso ayna la wareegto Catalonia.
COMMENTS