Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Somaliyeed Maxamed Axmed jimcaale Cirfiid iyo wafdi kolanyo uu hogaaminayo ayaa gaaray maanta degaanka Bariire ,gaar ahaan xeradii ciidamadda xooga dhawaan kooxda alshabaab ay werareen .
Taliyaha ayaa marka horre tacsi u diray qoyskii iyo dadkii kale ee ay kadhinteen ciidamadii lagu dilay bariire ,isago sheegay in ciidamadda weraar xoogan qaadi donaan,
Wariyaha Daljir ee Muqdisho Cabdulqaadir irshaad ayaa Warbixintan kaso diray muqdisho
COMMENTS