Gudiyadda Xaafadaha Booaaso oo iska Kaashanaya Bilicda Magaaladda (dhegayso)

Gudiyadda Xaafadaha Booaaso oo iska Kaashanaya Bilicda Magaaladda (dhegayso)

Gudiyada kaamamka xaafadaha Bosaaso oo kulan kuyeeshay magaalada Bosaaso ayaa kashiray sidii ay uga wada shaqayn lahaayeen iyaga iyo dowlada hoose nadaafada xaafadaha iyo goobaha qashinka uu yaalo.

Sidoo kale kulankan ayaa waxaa ka soo qaybgalay gudiyada kaamamka barakacayaasha ah,waxaana dhinacooda laguu baaqay inay ka qayb qaatan bilicda Magaaladda Boosaaso.

Axmed siciid yuusuf Agaasimaha waaxada arimaha bulshada ee dagmadda Bosaaso oo Waraysi siyeey Daljir ayaa ka hadlay ujeedka kulankan Xasan heykal ayaa waraystay

dhegayso Waraysiga

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com