Wasiirka Tamarta iyo kheyraadka Biyaha Xukuumadda Soomaaliya Saalim Caliyow Ibroow ayaa sheegay in Xukuumaddu ay wado haatan qorsho lagu dayactiro Wabiyada dalka.
Waiirka ayaa sheegay Wasaarada Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha ay ay dib u soo celineyso Biya xireenadii dalka uu lahaa kuwaas oo haatan ah kuwo qaarkood aan Shaqeyn.
dhegayso codka wasiirka
COMMENTS