waxaa maalmo kahor dib u dhac uu kuyimid shirweynihii dib u eegista Dastuurka dalka kaas oo la filayeey in uu muqdisho ka qabsoomo balse uu dib u dhac kuyimid ,kadib markii ay ka qayb gali wayeen madaxda Maamul gobaleedyadda.
Hadaba Wasiirka Dastuurka Cabdiraxmaan Xoosh Jabriil ayaa ka hadlay sababaha keenay in uu dib u dhaco shirweynahaas iyo sababaha keenay.
dhegayso codka
COMMENTS