Gudoomiyaha Gobalka Sanaag Ciyoon oo ka Hadlay Dhismaha Wadada Ceeldaahir iyo Ceerigaabo (dhegayso)

Gudoomiyaha Gobalka Sanaag Ciyoon oo ka Hadlay Dhismaha Wadada Ceeldaahir iyo Ceerigaabo (dhegayso)

Gudoomiyaha gobolka sanaag maxamuud ismaaciil Ciyoon oo maanta waraysi gaar ah siiyay radio daljir ayaa kahadlay xaalada Guud ee gobolka sanaaga xaalada dadkii xoolo dhaqarada ahaa ee ay abaartu saamaysay iyo halka uu marayo dhismaha wadada Ceel daahir iyo ceerigaabo.

Hadaba gudoomiyaha waxaa waraysatay Wariyaheena magaalada Bosaaso deeqo bashiir maxamuud deeqo ladan .

dhegayso waraysiga

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com