Madaxweynaha Turkiga oo Dhakhaatir iyo Dawooyin usoo Diray Muqdisho

Madaxweynaha Turkiga oo Dhakhaatir iyo Dawooyin usoo Diray Muqdisho

Madaxweynaha Dalka turkiga Erdugan ayaa cambareyaay Qarixi shalay kadhacay muqdisho ,isago ku tilmaamay mid lagu beegsanayo shacabka somaliyeed,wuxuuna ka murugooday dadka shacabka ah ee ku dhintay halkaas.

Madaxweynaha ayaa sido kale si deg deg ah ugu diray muqdisho Diyaarad ay saaranyihiin dhakhaatir iyo dawooyin si loo bad badiyo dadka dhaawac ah ,isla markaana turkiga loogu soo qaado dadka qaba dhaaawacyadda halista ah si loo daweeyo.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com