Shir ku Saabsan Xeerka Maaraynta Dhulalka Magaalooyinka Puntland oo Garowe ka Furmay (dhegayso)

Shir ku Saabsan Xeerka Maaraynta Dhulalka Magaalooyinka Puntland oo Garowe ka Furmay (dhegayso)

Magaalada Garoowe waxaa uga furmay masuuliyiinta shan wasaaradood oo Xukuumadda Puntland ka tirsan shir looga hadlayo xeerka maaraynta dhulalka Magaalooyinka Puntland kaasi oo muddo dheer soo jiitamayay .

Waxaa shirkaan qabashadiisa iyo maal-gelintiisa iska kaashanaya Dawladda hoose ee degmada Garoowe iyo Hay’adda UNHABITAAT .

Wariye Axmed Sheekeeye ayaa warbixintaan ka diyaariyay shirkaasi .

COMMENTS

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com