Gudoomiyaha Barlamaanka Somaaliya Jawaari oo u dhoofay Sudaan

Gudoomiyaha Barlamaanka Somaaliya Jawaari oo u dhoofay Sudaan

Guddoomiyaha Golaha shacabka Soomaaliya iyo Wafddi uu hoggaaminayo ayaa maanta u dhoofay Dalka Suudaan, halkaas oo uu ku tagayo booqasho rasmi ah.

Guddoomiye Jawaari yo Waddiga uu hoggaaminayo ayaa casuumaad rasmi ah ka helay dhiggiisa Dalka Suudaan,waxaana ay ku kulmi doonaan Magaalada Khartuum ee Caasimadda Dalka Suudaan.

Guddoomiye Jawaari ayaa billowgii Bishan booqasho ku tagay Dalka Masar,halkaas oo uu isna kula kulmay Madxda Dalka Masar oo uu ugu horreeyay dhiggiisa Dalka Masar.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com