Wararka ka imaanaya Xuduuudka Etoobiya iyo Somaaliya ayaa sheegaya in Ciidamo Itoobiyaan ahoo aad u hubaysan ayaa kasoogudbay xuduudka Soomaaliya iyo Itoobiya .
Wararka ayaa sheegaya in ciidankaasi ay wataan baaburta gaashaaman iyo taangiyada dagaalka.
Dhanka kale Maamulka gobolka Gedo ee Soomaaliya ayaa sheegay inay isu diyaariyeen hawlgallo ay dib ugula wareegayaan deeganada Al-Sahabaab ay kusugan yihiin goblkaasi
Gudoomiye ku xigeenka dhanka amniga Gobolka Gedo ee maamulka Jubbaland Maxamed Xuseen Al-qaadi oo la hadlay Radio Daljir ayaa xaqiijiyay imaatinka ciidanka itoobiya
Zubeyr Shiikh Cabdi aya khadka telefoonka ee Baardheere kula xariiray wuxuuna ugu horayn waydiiyay hawlgalada kasocda goblka Gedo
dhegayso
COMMENTS