Xiriirka kubbadda cagta adduunka Mini football ayaa balan qaadyo u sameeyay Soomaaliya’kaddib markii dhawaan dalka Tunisiya Ciyaartoy matalaysa Soomaaliya ay kaga qayb-galeen tartankaasi.
Guddoomiyaha xiriirka kubbadda cagta Adduunka Minifootball u qaabilsan Puntland Cabdiani Khaliif Carabay ayaa idaacadda Daljir u sheegay inay u balan qaadeen Soomaaliya Dhismaha Garoomo Caalami ah iyo tababaro dalka dibadiisa ah .
Wariyaheenna Axmed Sheekeeye ayaa arrimahaas ka warraystay Guddoomiyaha .
COMMENTS