Xildhibaano katirsan Barlamaanka Maamulka koonfur galbeed ee Soomaaliya oo kulan xaasaasi ah ku yeeshay magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Bay ayaa baarlamaanka ugudbiyay mooshin ka dhan ah Madaxweynaha maamulkaasi Shariif Xasan Sheekh Aadan.
Xildhibaanada mooshinka gudbiyay ayaa gaarayay ilaa iyo kudhawaad 100 xildhibaan kuwaas oo sheegay in dhamaantoodba ay saxiixeen mooshinka xilka looga qaadayo madaxweyne Shariif Xasan
Waxa ay ku baaqeen in uu iscasilo inta aan mooshinka laga keenin
COMMENTS