Guddiga Gurmadka Qarixii Zoobe ee Culumadda Puntland oo Fah Faahiyeey Lacagtay Wareejiyeen (dhegayso)

Guddiga Gurmadka Qarixii Zoobe ee Culumadda Puntland oo Fah Faahiyeey Lacagtay Wareejiyeen (dhegayso)

Puntland ayaa dawlada dhexe ku wareejisay dhaqaale garaya $491,107 Afar boqol sagaashan iyo kow kun boqol iyo todoba dollar taas oo degaanada puntland laga aruuriyay Waxaana lacagtaan Muqdsho geeyay gudi culima ah oo horay arimahan isugu xilqamay .

Lacagatan oo uu raiisal wasaare Kheyre gudoomay ayaa waxaa maamuli doona gudiga muqdisho geeyay sida uu noo shegay Sheikh Maxamuud Xaaji yuusuf ooo ka mid ah gudiga lacagata Xamar geeyay Wuxuu u waramay Cabdi Xakiin Xusein Xasan ooo Garoowe jooga .

dhegayso Waraysiga

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com