TOP MENU
Wararka
Barnaamijyada
Ciyaaraha
Somalia News & Reports in English
MENU
MENU
RAADI
CAAWA & DALJIR
SAAKA & DUNIDA
XULASHADA DALJIR
MARTISOOR
MAANHADAL
ARDAA
WARKA FIIDNIMO
SHEEKO GAABAN
Baahin: Axad, May 29, Weriye C/fitaax C. Geedi ~ Daljir ~ Galkacyo. Madax ka tirsan maamulada Somaliya oo ka qayb galay shirar lagu darsay daryeelka xuquuq al insaanka ee Somaliya; Marwo Caasha Geelle Diiriye oo ka qayb gashay shirarka ayaa waraysanay … Ka-qaybgalkii Somaliland ee shirkii Nairobi; Wasiirka arrimaha dibedda ee Somaliland Maxamed C/llahi Cumar ayaan waraysanay … C/risaaq Cabdulle Geesood, wasiirkii hore ee Cadaalada ee Puntland oo lagu eedeeyey in uu dhaqdhaqaaq siyaasadeed ka wado Galdogob; Geesood oo taa beeniyey ayaan waraysanay … Kalluumaysatada maxalliga ah oo khaati ka taagan maraakiibta jariifka ee sida sharci darrada ah uga ugaadhata xeebaha Somaliya; Siciid Antena, Duqa degmada Bander Bayla ayaa waraysanay …
May 29, 2011 12:00 b
0
Daljir.com
Newer Post
War saxaafadeed: Dawladda Puntland oo beenisay warbixin ay qortay Financial Times ee lacag madax-furasho ah oo lagu qabay madaarka Muqdisho.
Older Post
QM oo hub iyo gaadiid ciidan siinaysa AMISOM.
COMMENTS
WORDPRESS:
0
FACEBOOK:
0
© 2003 - 2020 Daljir™. Waa Hanti Gooni ah oo ha ku Xadgudbin. Optimised by
Newsgain
.
Type something and Enter
WP2Social Auto Publish
Powered By :
XYZScripts.com
COMMENTS