Jamhadda ONLF ayaa soo dhoweysay go’aankii baarlamaanka Soomaaliya ay ka qaateen Cabdikariin Sheekh Muuse Qalbi-dhagax, waxaana uu ku tilmaamay mid u qalma umadda Soomaaliyeed.
Afhayeenka ONLF Cadaani Hirmooge ayaa sidaasi u sheegay saxaafadda.
Hoos kadhegayso
COMMENTS