Danjiraha dowladda Shiinaha ee Soomaaliya Mr. Qin Jian oo kula kulmay magaalada Madaxda Puntland masuuliyiinta sare ee dowladdaayaa sheegay in booqashadiisu ay la xiriirto mashaariic horumarineed oo dowladda Shiinaha ay ka fulinayso gudaha Puntland.
Wasiirka warfaafinta Puntland Cabdi Xirsi Cali Qarjab oo waraysi siiyay radio Daljir ayaa sheegay arimaha Shiinaha uu ka qaybqaadanayo inay ka mid yihiin wadada isku xirta Eyl iyo Garoowe, garoonka diyaaradaha Gaalkacyo, waddooyinka kale oo Puntland ku yaala iyo arimo kalle.
Hoos kadhegayso
COMMENTS
Shidaalka shidaalka Hala soo saaro
Horuminta kaluumsydiga iyo kheyraadka bada
Dhisida warshado kaluunka
Mashaariicda biyaha iyo Tamara
Puntland Waa in ay shiinaha laga Shaa. Heshiis shidaalka Loo soo saari lahaa iyo macdanta iyo madhasriicda balaarinta biyaha iyo Tamara