Gudoomiyaha Gobalka Banaadir oo shacabka ugu Baaqay Kashaqaynta Amaanka (dhegayso)

Gudoomiyaha Gobalka Banaadir oo shacabka ugu Baaqay Kashaqaynta Amaanka (dhegayso)

Gudoomiyaha Gobalka Banaadir ahna duqqa Caasimadda Muqdisho Thabit Cabdi Maxamed oo Warbaahinta la hadlayeey ayaa ugu baaqay shacabka Muqdisho inay amaanka kala shaqeeyan ciidamadda Amaanka caasimadda si nanbad ugu noladaan.

dhegayso codka

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com