“Dalkeena Ina Sugaaya” Waa dhalinyarada Bender-Bayla ee is-xilqaamay oo Daljir u waramay (dhegayso/sawiro)

“Dalkeena Ina Sugaaya” Waa dhalinyarada Bender-Bayla ee is-xilqaamay oo Daljir u waramay (dhegayso/sawiro)

Dhalinyaro kale duwan oo ku sugan magaalooyinka Puntland ayaa dhowaanahan waday barnaamijyo ay ku tartansiinayaan sare u qaadida bilicda magaalooyinka iyo hormurintooda.

“Dalkeena Ina Sugaaya” waxa ay ka mid yihiin dhalinyarada ka hana qaaday Puntland kuwaasi oo  ku shaqaynaya si lacag la’aan ah looga dhawaaqay magaalada Benderbayla ee gobolka Karkaar.

Maxamuud Fantastic ayaa waraystay guddoomiyaha dhalintaasi.

Hoos kadhegayso

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com