Madaxweynaha Hiirshabeele oo ku dhawaaqay Liiska Golaha Wasiirada Maamulkaas

Madaxweynaha Hiirshabeele oo ku dhawaaqay Liiska Golaha Wasiirada Maamulkaas

Madaxweynaha Maamulka Hirshabeele Maxamed Cabdi Waare ayaa Arbacada Maanta ku dhawaaqay Golahiisa Wasiirada.

Golahan Cusub ayaa ka kooban 20-Wasiir 20-Wasiir Kuxigeen iyo 17-Wasiiru Dowle.

Golaha Wasiirada Cusub ee Hirshabeele ayaa ka dhexmuuqda Shaqsiyaad cusub iyo kuwo Horay Xil usoo qabtay.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com