Wasiirka Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha ee Soomaaliya Jamaal Maxamed Xasan ayaa sheegay in maalmaha sosocda ay heshiis la saxiixan doonaan gaaraya 300 Million oo dollar Hay’adda USAID.
Wasiirka ayaa sheegay in lacagtaas loogu talagalay mashriic soomaaliya laga hirgalin doono ,Asbuuci hore ayay dawlada heshiis lasaxiixatay dawlada Qatar kaaso ku kacaya 200 Million .
COMMENTS