Wasiirka Wasaaraddda Amniga Xukumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Abuukar Islow Ducaale ayaa maanta sharaxaad kabixiyay xaalada amniga ee dalka, howlgalada ka socda gobolada dalka ee Shabaabka lagula jiro ,iyo waxyaabihii ka soo baxay shirkii London ee looga hadlay amaanka Soomaaliya.
Hadaba Wasiirka waxaa hadaladiisii kamid ahaa.
COMMENTS