Caaqil Cabdala Faarax:” Shacabka Puntland waa in ay xejistaan Amniga ay haysaataan “(dhegayso)

Caaqil Cabdala Faarax:” Shacabka Puntland waa in ay xejistaan Amniga ay haysaataan “(dhegayso)

Caaqil Maxamed Cabdala Faarax oo ku magac dheer (Salaal) oo maanta nagu soo booqday istuudiyaha daljir ee bosaaso ayaa ka waramay xaalada guud ee Amniga Bosaaso, Muranka deked ee udhaxeeyay ganacsatada iyo maamulka dekeda Bosaaso ,iyo dhalinyarada xiliga habeenkiiya moobilada furta dhibaatana ugaysta shacabka gaar ahaan haweenka.

Caaqilka ayaa sidookale sheegay in isimada dhaqanku ay ka gaabiyeen wax kaqabashada arinkan.

Hadaba Caaqil Cabdala Faarax ,ayaa waxa uu uwaramay Wariye Xasan Heykal oo ugu horeen waydiiyay Sabata uu maanta idaacada usoo booqday.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com