Ahlsunna iyo Galmudug ayaa gordhawayd heshiis rasmiya ku kala saxiixday madaxtooyadda Soomaaliy iyadoo ay goob joog ka ahaa madaxweyne Maxamed Cabdulaahi Farmaajo
Heshiiska ayaa sido kale waxaa goobjooge ka ahaa Wasiirka Arrimaha Dibadda Yuusuf Garaad, Wasiirka Arrimaha Gudaha Cabdi Faarax Juxa iyo xubno ka tirsan Golaha Wasiirada.
Heshiiskaan ayaa kooban 14 qodob waxaana ugu muhiimsan in hogaamiyaha Ahlu Sunna Sheekh Shaakir uu noqonayo Madaxa Xukuumada dowlad goboleedka Galmudug .
Akhriso Qodobadda
COMMENTS