Fallanqayn: Madaxweyne Farmaajo oo Masar uga Qayb Galaya Shir Caalami ah (dhegayso)

Fallanqayn: Madaxweyne Farmaajo oo Masar uga Qayb Galaya Shir Caalami ah (dhegayso)

Madaxweynaha soomaaliya Maxamed Cabdilaahi Farmaajo oo ku sugan dalka Masar ayaa ka qaybgalay oo Qudabad dhinacyo badana taabanaysana ka jeediyay shirkii Maalgashiga Afrika oo ay ka soo qaybgaleen madax badan oo kasoctay Afrika iyo caalamka.

Shirka ayaa loogahadlay sidii dalalka Afrika ee sookoraya loomaalgashan lahaa oo ay soomaaliya kamidtahay.

Madaxweynaha ayaa shidookale kaqaybgalay kulamo kale oo ay madaxda ugahadlayeen sidii loo xoojinlahaa ,maalgalinta kaabayaasha dhaqaalaha beeraha , dhaqaale abuurka dhalinyarada, isgaarsiinta , fusadaha maalgashiga ticnoolajiyada iyo kor uqaadida adeegyada waxbarashada iyo caafimaadka.

Hadaba Shirkan Waa maxay Faa,iidada ugujirta soomaliya shirkan ee maalgashiga Afrika ? su,aalahaas iyo kuwo kale waxaan hordhignay Barafasoor Maxamed Xasan Doob oo ah Falanqeeye Arimaha Caalamka iyo Soomaaliya,kana tirsan Ururada rayidka ah , Wariye Xasan Heykal ayuu qadka Telfoonka ee Muqdisho uguwaramay.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com