Maamulka Degmadda Cabudwaaq oo ku Guulaystay daminta Dab ka kacay Cabduwaaq (dhegayso+Sawiro)

Maamulka Degmadda Cabudwaaq oo ku Guulaystay daminta Dab ka kacay Cabduwaaq (dhegayso+Sawiro)

Maamulka Degmadda Cabudwaaq ee Gobalka Galgaduud Somaaliya oo Daljir la hadlay ayaa kawarbixiyaay Dab khasaare geeystay oo Caawa ka kacay kaalin shidaal oo kutaal Magaaladda.

Mahad Cumar Cilmi Guddoomiyaha Degmadda Cabudwaaq oo Waraysi siyaay Daljir ayaa sheegay in shan qof ay ku dhawacmeen dab ka kacay kaalin shidaal,isla markaana ku guulaysteen inay damiyaan.

Dhinaca kale Guddoomiyaha ayaa sheegay in khasaare Hantiyadeed uu kadhashay,isla markaana ay casharo badan ka Barteen dabkan.

Wariye Cabdulqaadir Irshaad oo ku sugan Xarunta Daljir Garowe ayaa waraystay

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com