Wasiir Bayle DFS: “Waxa ay ku guulaysatay in caalamka uu ka caqifiyo qayb kamid aha daymihii lagulahaa (dhegayso)”

Wasiir Bayle DFS: “Waxa ay ku guulaysatay in caalamka uu ka caqifiyo qayb kamid aha daymihii lagulahaa (dhegayso)”

DFS ayaa maanta shaacisay in Somalia ay guul ka keentay Tijaabadii ay wada sameeyeen dowlada iyo bangiga aduunka oo qeyb ka ah Qorshaha deymaha looga Cafinayo Dowlada soomaaliya.

Wasiirka Wasaarada Maaliyada DFS C/raxmaan ducaale Bayle oo shir jaraaid ku qabtay maanta magaalada Nayroobe ayaa waxa uu sheegay in kulamo uu magaalada nayroobi kula qaatay Hay,ada lacagta aduunka iyo bagngiga aduunka ayaa waxa uu ka sheegay in shiraasi uu ka soobaxay natiijo guul u ah somaaliya.

Waxa uu sidookalw wasiirku u sheegay in bangiga aduunka iyo wasaarada maaliyaduba ay kuheshiiyeen in in dalka Somalia lacaga loo furo si ay dalka lacag usoo gasho, Hay,adahana ay dalka maalgaliyaan,waxaana Heshiiskaa Cusub ka qeyb ah sidookale in ay Somalia ka fuliyaan bangiga aduunka Dhismayaal Wadooyin iyo Iskuulo .

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com