Maamulkada Degmadda Qardho oo Kulan la qaatay Ururada Haweenka (dhegayso)

Maamulkada Degmadda Qardho oo Kulan la qaatay Ururada Haweenka (dhegayso)

Maamulka Degmadda Qardho ee Gobalka Karkaar ayaa maanta Kulan la qaatay Qayabaha kala duwan ee Urruada Bulshadda Haweenka,kaas oo looga hadlayaay sidii ay u wadda shaqayn lahayeen Ururada Haweenka Gobalka Karkaar iyo Maamulka degmadda Qardho.

Warbixintan Waxaa Qardho kaso diray Wariye Maxamuud Fantastic

Audio Player
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com