Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliyeed Gen Gorod oo Gaalkcyo gaaray iyo Kulan uu ka qayb galay (dhegayso)

Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliyeed Gen Gorod oo Gaalkcyo gaaray iyo Kulan uu ka qayb galay (dhegayso)

Magaaladdda Gaalkcyo ee Xarunta Gobalka Mudug Waxaa maanta gaaray Taliyaha Ciidanka Xooga Dalka Janaraal Cabdiweli Jaamac Gorod iyo wafdi uu hogaaminayo,iyago ka amba baxay Magaaladda Garowe ee Caasimadda Puntland.

Taliyaha Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliya sarreeye Gaas Cabdiweli Jaamac Gorod oo maanta khudbad ka jeediyey kulan looga hadlayey Amniga gobolka Mudug kaasoo uu la qaatay Waxgaradka iyo Haweenka gobolka.

Dhinaca Kale ayaa ku dheeraaday Colaada kusoo noq noqotay gobolka Mudug iyo saamaynta ay ku yeelatay Bulshada gobolka isagoo sheegay inaysan magaalada u sinayn Hormarka taasna ay horseed u tahay Colaadda.

C/wali Jaamac Gorod ayaa soo hadal qaaday khilaafka soo noq noqda inay qayb ka yihiin dad isugu jira Nabadoono,Dhalinyaro iyo dadkale oo dhamaan leh dano gaar ah.

Hoos kadhegayso codka Taliyaha

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com