Magaalada Bosaso ee xarunta gobolka Bari ayaa maanta oo Sabti ah waxaa ka furmay shir dib loogu eegayo baahida caafimaad ee gobolada Bari iyo Gardafu ee Puntland.
Shirkan ayaa waxaa kasoo qaybgalay wasiirka caafimaadka ee Puntland iyo madaxda isbitaalada iyo xarumaha hooyada iyo dhalaanka.
Hoos kadhegayso Deeqo Ladan oo warbixintan kadiyaarisay
COMMENTS