Madaxweyne ku xigeenka Puntland Eng Cbdi Xakiin Cabdulaahi Xaaji Cumar camaya ayaa maanata daah-furay qorshe toban sano ah oo lagu horumarinayo ciidanka boliska Puntland waxaana ka qeyb galaya oo Puntland ka tageeraya Hay,ada Dhowr ah oo ay ka mid tahay UNDP .
Wuxuuna qorshahana ka dhashay heshiis ay horay madaxda dalka iyo kuwa maamuladu gaaren waqtigii dawladii xasan sheikh maxamuud .
Sida uu warbintana inoogu hayo Cabdi Xakiin Xusein Xasan oo Garooowe jooga
COMMENTS