Maamulka Gobolka Banaadir oo uu hoggaaminayo Guddoomiyaha gobolka ahna duqa Muqdisho Thaabit Cabdi Maxamed ayaa daah furay dib u dayactirka iyo qalabeynta lagu sameeyay dugsiyada magaalada Muqdisho qaar kood iyo sidoo kale kor-u-qaadista adeegyada waxbarashada ee caasimada Muqdisho.
Hay’adda Qaramada midoobay u qaabilsan Qaxootiga ee UNHCR iyo maamulka gobolka Banaadir ayaa mashruucan iska kaashanaya.
Hadaba Gudoomiyaha Gobolka banaadir Taabid cabdi maxamed ayaa kahadlay Amiyada mashuucan uuleeyahay.
COMMENTS