Wasaarada Arimaha gudaha iyo dowladaha hoose ee Puntland ayaa bilawoday Qorshaha hormarinta shanta sano ee soo socota iyo xog ururin kusaabsan wixi qabsoomay 5sano ee lasoo dhaafay .
Deegaanada lagabilaabay Xog ururintan kusaabsan marshurca GPLG ee horumarinta degmooyinka ayaa waxaa kamid ah 7 degmo oo kamid ah Bosaaso, Gaalkacyo, Ayl, jariiban Qardho iyo Bandar Bayla.
Hadaba Xildhibaan Cabdinuur Galayr , Waxa uu kamidyahay Xildhibaanada Golaha deegaanka ee degmada Bosaaso qaybna ka ah gudiga xog uruurinta kuhowlan. wariye Xasan Heykal ayuu ugawaramay isga oo kusugan deegaanka tasjiic ee G/bari.
Hoos kadhegayso Waraysiga
COMMENTS