Madaxweyne Gaas oo $200,000 oo Dollar ugu deeqay Bulshadda Taleex (dhegayso)

Madaxweyne Gaas oo $200,000 oo Dollar ugu deeqay Bulshadda Taleex (dhegayso)

Madaxweynaha Puntland ayaa tilmaamay in dawladdu si deg dega wax uga qabanayso kaabidda arrimaha bulshada ee degmada Taleex, waxaana uu cadeeyey Madaxweynuhu in hadda ay dawladdu $200,000 oo Dollar gaadhsiin doonto maamulka degmada iyo waxgaradka magaaladaasi si wax looga qabto baahida markaasi ay sheegtaan bulshada magaaladaasi.

Hadalkan ayuu Madaxweynaha ka sheegay Dhagax dhiga Waddo Muhiim ah oo xiriirisa Garowe iyo Degmadda Taarikhiga ah ee Taleex ,taas oo Madaxweynaha maanta si rasmi ah u dhagax dhigay.

Warbixintan Wariye Maxamed Lakiman ayaa Fah faahinaya

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 1
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com