Gudoomiyaha degmada Dangorayo Muqtaar Cabdiraxmaan Axmed oo waraysi siiyay radio Daljir ayaa ka hadlay heshiiis laga gaaray muran ka dhashay wadada isku xirta Dangorayo iyo Eyl oo dhawaan ay hor istaagen qaar ka mid ah dadka degaanka .
Hoos kadhagayso
COMMENTS