Taliyaha Saldhiga Booliska Garowe oo ka hadlay Shaqaaqo xalay Garowe kadhacday (dhegayso)

Taliyaha Saldhiga Booliska Garowe oo ka hadlay Shaqaaqo xalay Garowe kadhacday (dhegayso)

Taliyaha Saldhiga Garowe Maxamuud Muuse Bille Fardafuul oo Maanta la hadlay Radio daljir ayaa ka hadlay shaqaaqo xalay kadhacday ,taas oo sababtay dhimashadda 1 wiil oo dhalinyaro ah,inkasto wararka qaar shegayan in uu dhaawac yahay,

Dad tageersan xulka Kubadda Cagta Jubbaland ayaa xalay Garowe isugu soo baxay,taas oo sababtay sido kale dhalinyaro kale oo tageersan xulka Puntland inay weraaran wil dhalinyaro ah oo jubbaland tageersan halkaasna uu ku geeriyoodo.

Taliye Fardafuul ayaa Arrmahas ka hadlay ,isago digniin u diray dhalinyarada Sports ka inay ka fogadaan Falaal lidiga ku ah nabadgaliyadda Caasimadda Puntland ee Garowe.

Hoos kadhagayso Codka Taliyaha

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com