Maxkamadda Gobalka Nugaal oo Xukumo ku riday dhalinyaro lasoo eedeyaay (dhegayso)

Maxkamadda Gobalka Nugaal oo Xukumo ku riday dhalinyaro lasoo eedeyaay (dhegayso)

Maxkamad Darjada Koowaad ee Gobolka nugaal ayaa manata xukun ku riday dhalinyaro gaaraya 6 oo lagu soo eedeeyay inay habeeenkii furtana moobeelada laguna qabtay iyagoo faldanbiyeedkaas gacanta kula jira sida uu sheeegay Ku xigeenka Xer ikaaliyaha guud ee Puntland Maxamed Xareed Farax oo Daljir la Hadlay .

Wuxuu baaq u diray waali diinta inay ilalaiyaan lana socdana caruurtooda waxyaabaha ay sameynayaan ,..

Cabdi Xakiin Xusein Xasan ayuu u waramay

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com