Baahin: Salaasa, Oct 11, Weriye Maxamed C. Kuuriya ~ Daljir ~ Bossaso. Saraakiisha ciidanka dawlada federaalka ah ee hogaaminaya dagaallada Muqdisho oo sheegay in aan weli la gaarin hadafkii dagaalka; Al-shabaab oo sheegay in ay xeelad dagaal uga baxeen fariisimadoodii, dagaalkuna uu socon doono; Xukuumada R/wasaare Gaas oo shir ka yeeshay dagaaladii 48-kii ka dhacay Muqdisho & dooddii baarlamaanka ee xadaynta xeebta Somaliya.

http://daljir.com/

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com