Guddoomiyihii horre ee gobalka Banaadir Maxamuud Axmed Nuur (Tarsan) haddana ah La taliyaha dhinaca siyaasadda ee Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya, Maxamed C/laahi Farmaajo,ayaa eedayn xoogan u jeediyaay Xildhibaanada Barlamaanka Somaaliya.
Tarsan ayaa sheegay in Xildhibaaanada hadda jirra aysan hayn shaqadii loo doortay ,isago sheegay inay wadaan dano siyaasadeed oo kale.
Hoos kadhagayso
COMMENTS